Dagaal Khasaaro geestay oo Muqdisho ka dhacay iyo faah faahino kasoo baxaya

Dagaal khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac dhaliyay oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan Booliiska iyo Milatariga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir . Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamo katirsan booliiska weerar ku qaadeen bar koontarool oo isbaaro u taalay ciidamo milatariga katirsan, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal daqiiqado socday. Inta … Continue reading Dagaal Khasaaro geestay oo Muqdisho ka dhacay iyo faah faahino kasoo baxaya